Diyaarad siday qalab caafimaad oo saakay ka degtay Hargeysa (Daawo Sawirro)

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland ayaa sheegaya in saakay halkaasi ka degtay diyaarad siday qalab caafimaad iyo daawooyin loogu tala galay kahor taga caabuqa Caronavirus. Diyaaradan oo ka timid dalka Imaaradaka Carabta ayaa waday qalab caafimaad iyo sidoo kale daawooyin kala duwan , waxaana loogu tala galay qalabkan iyo daawooyinka in … Continue reading Diyaarad siday qalab caafimaad oo saakay ka degtay Hargeysa (Daawo Sawirro)